OGEYSIIS MUHIIM AH: Haddii aad tahay qof iskiis u shaqeysta oo dakhligaaga uu saameyn ku yeeshay sabatuna tahay cudurka faafa ee 'Covid-19', waxaad uqalami kartaa macaash gaar ah oo aad iskaa u shaqeysato.
Fadlan si taxaddar leh u aqri xeerarka soo socda ee ay soo saartay Wasaaradda Shaqada.