Qorshaha gaarka ah ee joojinta qeyb ka mid ah howlaha Ganacsiga iyo Bixinta Gunnada Shaqo La'aanta Gaarka ah. Wuxuu shaqeynayaa laga bilaabo 16/3/2020 illaa 12/4/2020.
CORONAVIRUS: OGEYSIIS MUHIIM AH: Tallaabooyin taageero si wax looga qabto dhibaatooyinka coronavirus