Haddii aad rabto inaad dalbato dheefaha taageerada COVID-19 muddada 01.02.21 - 28.02.2021 waxaad u baahan tahay inaad dalbato Sabtida 06/03/2021.

 Gargaarka Shaqo La'aanta ee Gaarka ah ee la siin doono muddada Janaayo wuxuu noqon doonaa 500 euro.

 Fiirogaar ah  - Waxaad xaq u yeelan kartaa gunnooyinka taageerada, haddii aad tahay:

 • Iskii u shaqeyste

 • Aad leedahay meherad joogsatay ama dakhligeedu khasaaray, sababo la xiriira cudurka faafa ee 19

 • Shaqo la'aan

 Waxaad ka heli kartaa faahfaahinta iyo foomamka dalabka https://www.coronavirus.mlsi.gov.cy/home12?lang=en

 Wixii macluumaad iyo caawimaad ah ee la xidhiidha, waxaad naga soo wici kartaa 22205959 ama waxaad naga heli kartaa WhatsApp / Viber lambarka 97767329.