Ogeysiis ku saabsan tilaabooyinka taageerada COVID-19 ee dowladda.

1: Haddii aad rabto inaad shegato  taageerada faa, iidada convid-19 muddada 1.7.20 - 31.7.2020 waxaad u baahan tahay inaad codsato 2da Ogosto 2020.

2: faaidada Shaqo La'aanta Gaarka ah ee la bixin doono mudada july, waa la kordhindoo 360 ilaa 500 euro

  Xusuusin: Waxaad u qalmi kartaa gunada taageerada haddii aad:

1: Iskiis u shaqeyste

 2: Haysato ganacsi hawl gasha ama leh dakhli khasaare weyn ku soo garey  sabab utahay , faafida convid_19

  3:Shaqo la’aan

  Waxaad ka heli kartaa faahfaahin iyo foomamka dalabka https://www.coronavirus.mlsi.gov.cy/home5?lang=en

  Wixii macluumaad ah ee la xiriira iyo cawimaad waxaad naga soo wici kartaa 22205959 ama waxaad naga heli kartaa WhatsApp-ka taleefanka 97767329